Warasyi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (Aftahannews)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucd Eng, Fayal Cali Waraabe ayaa waxaa lala yeeshay waraysi xaasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa warasyiga lala yeeshay waxaa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin, Xaalada dalku ku sugan yahay, Isbedelada Wadamada geeska afrika, Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka, Heshiiskii Dp World, Siyaada arrimaha dibada iyo hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga oo dhamaystiran