Salaadiinta Gobolka Awdal oo fariin u diray shacabka deegaanka Ceel-afwayn

Borama (Aftahannews)- Qaar ka mid ah salaadiinta dhaqanka gobolka Awdal ayaa waxa ay ka hadleen soo qabashada ninkii deegaanka Ceel-afwayn ku diley gabadha yar, Iyagoo dhinaca kalena hambalyo u diray dhigooda ah ee Ceel-afwayn soo qabashada gacan ku dhiig lahaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka