Farxiya-Fisko oo la Qiirootay Qaabka Hargeysa loogu Soo Dhaweeyey iyo Hadalladii Xiddigaha Fanka

FARXIYA-FISKA OO HARGEYSA LAGU SOO DHAWEEYEY 2018
FARXIYA-FISKA OO HARGEYSA LAGU SOO DHAWEEYEY 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanadda Farxiya-Fiska oo ka mid ah Fannaaniinta Caanka ah ee Soomaalida, ayaa markii ugu horreysay ee ay Hargeysa timaaddo Maanta si diirran loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa, halkaas oo ay ku qaabbileen Abwaaniin, Fannaaniin, Muusigaysteyaal iyo Dadweyne kale oo Reer Hargeysa ah.

FARXIYA-FISKA OO HARGEYSA LAGU SOO DHAWEEYEY 2018
FARXIYA-FISKA OO HARGEYSA LAGU SOO DHAWEEYEY 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Farxiya Axmed Caddaawe (Farxiyo-Fiska), ayaa sida diirran ee Bahda Fanka, Saxaafadda iyo Xubnaha Reer Hargeysa ugu soo dhaweeyeen Caasimadda Somaliland si qiiro leh uga mahad-celisay, iyada oo tilmaantay sida ay u jeceshay Dadka Reer Somaliland guud ahaan iyo gaar ahaan Reer Hargeysa.

FARXIYA-FISKA IYO FANNAANIINTA SOMALILAND
FARXIYA-FISKA IYO FANNAANIINTA SOMALILAND

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Haddaba, Habka iyo Hannaanka loo soo dhaweeyey Fannaanadda Farxiyo-fiska iyo siday uga Dareen-celisay-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.