Golaha Guurtida Somaliland Miyuu Joojiyey Wada-shaqayntii Golaha Wakiillada?

Hargeysa(Aftahannews)- Xildhibaan Indho-indho oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, isla markaana maanta hadal ka jeediyey fadhigii saaka ee golahaasi ayaa waxaa uu xildhibaanada golahooda iyo shirgoonka-ba ugu baaqay in ay joojiyeen wada shaqeyntii ay la lahayeen golaha wakiilada.

Xildhibaanka ayaa taas sabab uga dhigay ka dib markii golaha wakiiladu ansixiyey xeer ay golaha guurtidu soo celiso xeerkaas oo ah xeerka Kufsiga , isla markaana uu sheegay in wax ka bedelkoodii ay diideen golaha wakiiladu.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahannews.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.