Hargeysa(Aftahannews)- Fannaanka Mursal Muuse, ayaa Soo Saaray Heesta la baxday “BILCAN” oo muran badan ka dhex dhalisay Bulshada oo Dadka qaarba dhinac ula kaceen, iyaga ku salaynaya xaaladaha Qoys ee Mursal dhawaanahan ku xeeran.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-
aftahaninc@gmial.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.