Fannaanka Mursal Muuse oo Soo Saaray Heesta BILCAN oo Muran ka dhex dhalisay Bulshada

Filed under: Suugaanta & Dhaqanka,Wararka |

Hargeysa(Aftahannews)- Fannaanka Mursal Muuse, ayaa Soo Saaray Heesta la baxday “BILCAN” oo muran badan ka dhex dhalisay Bulshada oo Dadka qaarba dhinac ula kaceen, iyaga ku salaynaya xaaladaha Qoys ee Mursal dhawaanahan ku xeeran.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmial.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

Share Button

You must be logged in to post a comment Login