Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiilada

Hargeysa (Aftahannews)- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale Boobe ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka ka dhex aloonsan golaha Wakiilada Somaliland oo ku salayssan warbxin ay soo saareen gudida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka