deg-deg: Dagaaal Culus oo buuraha galgala ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab

Garoowe (Aftahannews)- Dagaal aad culus oo laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu maanta dhexmaray Ciidamada maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland iyo Ciidamo ka tirsan Kooxda Al-shabaab ee fadhiisin koodu yahay buuraha galgala.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka