HARGEYSA: Ehellada maxaabiis cuntada ka soomay oo walaac ka muujiyay xaaladooda

Hargeysa (Aftahannews)- Maxaabiis ku xidhan xabsiga dhexe ee Hargeysa oo maalmihii u dambeeyay cuntada ka soomay, isla markaana qareenada u doodayaa ay sheegeen in ay qaarkood xanuusanayaan, Sidoo kalena qaar ka mid ah ehelada maxaabiistaa ayaa walaac xoogan ay ka muujiyeen xaalada ay ku sugan yihiin.

Ehelladan ayaa sheegay in inkastoo ay maxkamadi xukuntay, kuna qanacsanaayeen, haddana cafis uu madaxweyne Rayaale u fidiyay darteed la gaadhay wakhtigii la sii dayn lahaa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka