Kaalinta National Indha Birta ee magaalada Hargaysa oo wadada hormarta bartankeeda ka bilaabay dhismaha kaabado waawayn ah

Hargeysa (Aftahannews)- Ganacsadaha leh kaalinta National fuelstion (Indha birta) oo ku kacay dhacdo fajiciso ku noqotay bulshada ku dhaqan xaafada idaacada ee suuqa gobonimo iyo wadayaasha gaadiidka, kadib markii ay ku waabariisteen maamulka kaalinta indha birta oo wada hor marta dhexdeeda ka bilaabay dhismaha kaabado waawayn kuwaasi oo khatar ku noqday isku socodka Gaadiidka.

 

halkan hoose ka daawo muuqaalka