Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Cigaal oo Ka hadlay dhul ay Leeyihiin oo Lagu haysto

Hargeysa (Aftahannews)- Cali Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ah wiilkii curad ee uu dhalay Madaxweynihii hore Somaliland marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa waxa uu ka hadlay dhul ay aabahood ka dhaxleen oo lagu haysto.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka