Wasiirka Gaashaandhiggu Muxuu Ka Yidhi Goosashada Taliye Caarre Iyo Jabhadda Ka Abuurantay Sanaag?

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa waxa uu ka hadlay goosashada sarkaal ka tirsanaa Ciidanka qaranka oo lagu magacaabo Taliye Caarre iyo Jabhad ka abuurantay gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka