Muhiimad Caynkee ah ayey Leedahay booqashada Madaxweyne Farmaajo ee Jabuuti?

Hargeysa (Aftahannews)- Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo maanta ku tagay dalka Jabuuti ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa xili ay dawlada Jabuuti cabasho xoogan ka muujisay hadal uu ku taageeray in cuna qabataynta laga qaado dalka Eriteeriya.

Hadaba Muhimad caynkee ah ayey leedahay booqashada Madaxweyne Farmaajo ee dalka Jabuuti?

 

Halkan hoose ka daawo falanqeyn Amuurtaasi ku saabsan.