Puntland oo War Cusub ka soo saartay Xaaladda Dawlad-deegaanka, Qabashadii Cabdi Iley & Go’aankeeda

Garoowe(Aftahannews):- Dawladda Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa war cusub ka soo saaray Rabshadihii ka dhacay dawlad-deegaanka Soomaalita Itoobiya iyo go’aanka uga meel-yaal Bililiqadii lagala yaacay magaalada Jigjiga.

Warkaas waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.