Dahabshiil oo 27 Dhalinyaro ah u Suurto-geliyey Waxbarasho gaar ah & Maareeyaha Guud oo Ka Hadley

London(Aftahannews)- Shirkadda Dahabshiil ee ugu wayn xawaaladaha Afrika oo kaashanaysa jaamacado ay ka mid tahay kulliyada Oriental and African Studies ee Jaamacadda London ayaa suurto gelisay in ay dhawr iyo labaatan dhalinyaro ahi helaan waxbarasho gaar ah dhanka sharciga iyo hogaaminta bulshada ay si ay gacan uga geystaan bulshada Soomaalida.

Agaasimaha fulinta Dahabshiil, Cabdirashiid Ducaale, ayaa isagoo ka hadlay taageerada shirkadoodu siiso bulshada waxa uu ku nuuxnuuxsaday sida ay uga go’antahay in shirkaddu ku taageerto dhalinyarada sidii ay u gaadhi lahaayeen yoolkooda tacliineed.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.