“Ciidammada Somaliland marnaba dib u soo noqon maayaan…” Taliyaha Hawlgelinta Millateriga Somaliland

Hargeysa (Aftahannews)- Taliyaha Hawl gelinta Ciidanka Qaranka Somaliland oo khudbad ka jeediyay munaasibad ay deeq kala wareegayeen Shacabka ku dhqan deegaanka Daarasalaam ayaa waxa uu fariin adag u diray Maamulka Xamar, Waxaana uu sheegay in Ciidamada Qaranka Somaliland ee jiida hore aanay marnaba dib u soo noqonayn halka ay joogaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.