Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay in Madaxweyne Cabdiweli Gaas Naftiisa Beeme Soo Geliyey

Hargeysa(Aftahannews):- Afhayeenka Xukuumadda Somaliland ahna Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guribarwaaqo), ayaa Shaacisay in Madaxweyne Cabdiweli Gaas Naftiisa Beeme Soo Geliyey.

Warkaas oo Faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.