Cali-Gurey oo Si adag uga hadlay Kulankii Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweyne Farmaajo

Hargeysa(Aftahannews)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf  “Cali Guray” oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa waxaa uu si adag uga hadley kulankii maalintii shalay aheyd dhex maray gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweynaha Maamulka Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.