Mudanayaal Ka Socda Uganda oo Kulan la Yeeshay Baarlamaanka Somaliland iyo Waxay ka Hadleen

Hargeysa (Aftahannews)– Wafti Xildhibaano ah oo ku socday Baarlamaanka dalka Uganda ayaa waxa ay maanta  kulan la yeeshay xubno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.

Sidoo kale gudoomiye Ku-xigeenka labaad  ee golaha Wakiilada Somaliland Cali Yuusuf Axmed ayaa ka warbixyay kulanka dhex maray waftigan ka socda Baarlamaanka dalka Uganda iyo wixii ay ka wada hadleen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.