Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Shirka Brussels

Hargeysa, (Aftahannews)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay ka qaybgalin, isla markaana aanay jirin cid xukuumadda metelaysa oo ka qaybgashay shirka Soomaaliya ee dalka Belgium-ka.

Wasiirka Arrimaha dibedda Dr. Sacad Cali Shire oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa sidoo kale ka warbixiyay kulan dhexmaray isaga iyo