Safaarada Somaliland ee dalka Itoobiya oo Ka hadashay Wararka Sheegaya in ay Xidhantay Safaradu

Adis Ababa (Aftahannews)-Safiirku ku xigeenka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Ambasador Maxamed Cabdikariim oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa si adag uga hadlay warar maalmihii u danbeeyay siwayn loo hadal hayay oo sheegayay in ay xidhantay Safaaradii Somaliland ku lahayd magaalada Adis-ababa.

Sidoo kale safiir ku xigeenka ayaa ka warbixiyay u jeedada safar uu ku jooga dalka ingiriiska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka