Ergadii Nabadaynta Beelaha Ceel-afwayn oo doortay Shir-gudoonka Cusub+Tirada Xubnaha iyo Magacyadooda

Ceel-afwayn (Aftahannews)- Eragada nabadaynta beelaha colaadu ku dhexmartay deegaanada ceel afwayn oo mudooyinkii u danbeeyay ku suganaa deegaankaasi ayaa shaaciyay tirade xubno ay u doorteen shir-gudoonka hawlaha dhex dhexaadinta beelaha dirirtu ka dhaxayso.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka