Xildhibaan Baar Siciid oo Sheegtay in Somaliland ay Ka Maarantay qaybo Ka Mid ah dhulkeeda

Hargeysa (Aftahannews)– Xildhibaan Baar Siciid oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka dayrisay xaalada wakhtigan ee uu dalku ku sugan yahay iyadoo sheegtay in Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi aanay ka war hayn dalka oo ay ka maarantay qaybo ka mid ah dhulkeeda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka