Suldaanka Guud ee Beelaha Bariga Burco oo gaadhey Ceel-afweyn

Ceel-afwayn (Aftahannews)- Suldaanka guud ee Beelaha bariga burco iyo wafti uu hogaaminayo ayaa waxa ay gaadheen magaalada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag halkaas oo uu ka socdo dhex dhexaadinta labada beelood eek u diriraya deegaankaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka