Siyaasi Cabdilaahi Aadan Dheere oo Taageeray Guddiga Madaxwayne Muuse Biixi u Xil-saaray Xasilinta Ceel-afweyn

Burco(Aftahannews)- Siyaasi Cabdilaahi Aadan Dheere Oo Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Gobolka Togdheer Ayaa Taageeray Gudidii Uu Madaxwayne Muuse Biixi U Xilsaaray Xasilinta Ceel Afwayn Halkan Hoose Ka Daawo