Maayarka Gabiley oo Jawaabo Is Burinaya Kaga Fal Celiyay Mooshin Xilka Lagaga Qaadayo

Gabiley (Aftahannews) –Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar ayaa waxa uu jawaabo is burinaya uu kaga fal celiyay mooshin xilka lagaga qaadayo oo ay qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka Gabiley ay ka gudbiyeen isagoo sheegay in aanu sharci ahayn mooshinkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka