Xisbiga Ucid oo Farmaajo Ku Eedeeyay Inuu Xujaydii Somaliland Ka Hor Istaagay Xajka

Hargeysa (Aftahannews) ā€“ Gudoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cabdinaasir Muxumed Xasan Buni ayaa waxa uu Madaxweynaha dawlada Soomaaliya ku eedeeyay in uu xujaydii reer Somaliland uu ka hor istaagay Xajka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka