Xisbiga Ucid oo Farmaajo Ku Eedeeyay Inuu Xujaydii Somaliland Ka Hor Istaagay Xajka

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews) – Gudoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cabdinaasir Muxumed Xasan Buni ayaa waxa uu Madaxweynaha dawlada Soomaaliya ku eedeeyay in uu xujaydii reer Somaliland uu ka hor istaagay Xajka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Share Button

You must be logged in to post a comment Login