Dr: Gabboose oo Cusbitaal Casri ah Hargeysa ka Hirgeliyey iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka oo Furay

Hargaysa(Aftahannews)-  Dr:  Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa Cusbitaal casri ah oo qalliinno caafimaad oo Maskaxda, Dhegaha, Wadnaha, Neerfayaasha iyo Dhinacyo kaleba samaynaya ka furay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

Cusbitaalkaas oo la magac-baxay Hal-door Huspital, waxaa Xadhigga ka jaray Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici). Waxaanannu Warbixinta Warkaas oo idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.