BooramaAFNS):- Waxaannu qaybteenna Fanka iyo Dhaqanka ee Aftahnnews.com idiinku soo gudbinaynaynaa Hees Macaan oo ay si qiiro iyo dareen leh u wada qaadayaan Fannaaniinta Caan-baxay dhawaanahan ee Nimco Cali Migil (Naruuro) oo ka mid ah Fannaaniinta Dhalinyarada aadka loo jecelyahay Codkooda ee Reer Jabuuti oo wakhtigan ku sugan magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland iyo Mukhtaar Daa’uus oo isaguna ku jira Fannaaniinta dhalinyarada ah ee Somaliland ka soo baxay.
Heestaas oo ka mid ah Heeso Cusub oo ay Fannaanniintu ku soo bandhigeen Ciidul-fidrigii dhawaa ee 2018-ka, magaalada Boorama oo ay TV-yo kala duwani ku waraysteen, waxaannu Heestaas Cajiibka ah iyo Caynkay u dhacayso iyadoo Codadka Fannaaniintu ku ladhan yihiin oo ay isu hal-celinayaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.