Dooddii Jimcaha ee BBC-da oo lagu Faaqiday Heshiiska Dawakha badan Dhaliyey ee Itoobiya iyo Soomaaliya

London(Aftahannews)- Barnaamijkii Doodda Jimcaha BBC-da ee maanta ayaa waxa lagu faaqiday safarkii Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ku tegay Soomaaliya, heshiiskii dawakha badan dhaliyay ee dhexmaray Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo hadalkii Abiy Ahmed ee uu ku sheegay in mustaqbalka ay dhici karto in Soomaaliya iyo Itoobiya noqdaan hal dal.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.