Yurub-geenyo Muuqaalka Heesta Cusub ee Hibasho Ciid 2018 – Daawo

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Yurub Maxamed Cabdi (Yurub-geenyo), ayaa dhawaanahan Ciiddii ka soo muuqatay Shaahashadaha, waxaanau soo saartay Heeso kala duwan oo macaan oo ay ka mid tahay Heesta Hibasho oo ay ku duubtay Barnaamij Ciiddii TV-ga RTN ku qabtay Hargeysa.

Heestaas, Hab-dhaceeda iyo Ciyaarteeda-daba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.