Senegal oo ka Galgalatay Guul-darrada Xulalka Afrika ee 2018 iyo Wacdaraha Taageerayaashooda

SENEGAL SEPORTERS 2018 IN MOSCOW

Moscow(AFNS):- Suxufiyiin ku sugan magaalada MOSCOW, ayaa ku warramaya inay arkeen Taageerayaasha Xulka Qaranka Senegal oo iyaga oo Jidhkooda ku xardhay Calanka iyo magaca dalkooda inay taageero xooggan u muujiyeen xulkooda, isla markaana socod ku mareen waddooyinka Caasimadda Ruushka ee Moscow oo ay ka socdaan Ciyaaraha Koobka Adduunka, ka dib markii Xulka Senegal ka badiyeen dhiggooda Dalka Poland fiidkii hore ee caawa.

SENEGAL SEPORTERS 2018 IN MOSCOW

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Warbixin Warka Guusha Senegal oo noqonaysa tii ugu horreysay ee waddamada Qaaradda Afrika uga saftay Tartanka Koobka Adduunka ee 2018 guulaysta, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal-dhegaysigan hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa /Somaliland.