Axmed-Biif oo Shaaciyey inuu Fanka ka Baxay, Magac Cusubna Samaystay

Filed under: Aragtida Bulshada,Suugaanta & Dhaqanka |

Makkah(AFNS):- Fannaankii Axmed Biif, ayaa sheegay inuu ka toobbad-keena oo uu iskaga baxay Fanka iyo Heesaha uu qaadi jiray, isla markaana uu magac cusub la baxay, sida uu sheegay.

Halkan Hoose Ka Daawo;

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

Share Button

You must be logged in to post a comment Login