Nin Mucjiso Dunida ka Yaabiyey oo Cajiibka ah Soo Bandhigay

Dunida(Aftahannews):- Nin si Mucjiso ah ugu dul-lugeeyey Xadhigga ama Waayirka Dabka Laydhka ama Korontada Xambaara ama qaada, ayaa Dunida ka yaabiyey, isla markaana aad u cajab-geliyey Dad badan oo aan filayn in sidaa Qof samayn karo.

Ka Daawo Mucjisada Ninkani dhigay Muuqaalkan Hoose:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.