Dawladda Jabuuti oo ka hadashay Dagaalka Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland u Dhexeeya

Hargeysa(Aftahannews):- Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa ku baaqday in la joojiyo Colaadda ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ee u dhexaysa Somaliland iyo Puntland.

Daawo Warkaas oo Faahfaahsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.