Madaxweyne Muuse Biixi oo Diyaarad ku Maray Deegaannada Xeebta ee Duufaantu Saamaysay

SAFARKA MUUSE BIIXI EE XEEBAHA DUUFAANTU HESHAY 2018

Xeebta(Aftahannews)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Murugada la wadaagay Hadhaaga Dadka Duufaantu ku saamaysay Deegaannada Xeebaha gobollada Awdal iyo Selel, ka dib markii uu saaka Gurmad gaadhsiiyey deegaanno uu ka mid yahay Xariirad.

SAFARKA MUUSE BIIXI EE XEEBAHA DUUFAANTU HESHAY 2018

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Muuqaalkan hoose ka Daawo Safarka Xeebaha Galbeedka Somaliland ee Madaxweyne Muuse Biixi Khamiistii maanta ku maray:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.