Doodaha iyo Eedaha Puntland iyo Somaliland ee Masuuliyadda iyo Khasaaraha Dagaalka Tuka-raq

Hargeysa/Garoowe(AFN)- Masuuliyiinta Somaliland iyo Puntland, ayaa mid waliba dhiniciisa guul ka sheegtay dagaal kulul oo subaxnimadii Khamiista ee saaka deegaannada Tukaraq ee Bariga gobolka Sool ku dhex-maray Ciidammadooda, isla markaana dhinacba dhinaca kale ayuu ku eedeeyey Masuuliyadda Dagaalka.

Wararka Puntland iyo Somaliland iyo Masuuliyiinta u kala hadlay, ka daawo Muuqaalkan hoose:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.