Suldaan Mawliid Sabayse Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Tukaraq

Filed under: Wararka |

Hargaysa (Aftahannews):- Suldaan Mawliid Cali Ibraahim Sabayse oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ahna Suldaanka Guud ee Beelaha Sacad Muuse ayaa waxa uu si adag uga hadlay Dagaalkii gaadmada ahaa ee ay Ciidanka Soomaaliya ku soo qaadeen Ciidamada Qaranka Somaliland ee Jiida hore, Sidoo kale Suldaan Sabayse ayaa Shacabka reer Somaliland waxa uu ugu baaqay in ay is barbar taagaan Ciidanka Qaranka Somaliland.

 

Share Button

You must be logged in to post a comment Login