War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii dowlad gobolleedyada Soomaaliya

Muqdisho (Aftahannews) – Waxaa goor dhawayd lagu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay shirkii madaxda dowlad gobolleedyada Soomaaliya.

Kulanka oo noqonaya kii labaad oo ay yeeshaan Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa waxaa ay kaga hadleen arrimaha amniga, siyaasadda federaaleynta iyo arrimo kale.

 

Halkan hoose Ka Akhriso War-murtiyeedka: