Sawirro: Hubkii Iyo Gaadiidkii Ciidamada Somaliland Ka Qabsadeen Ciidamada Soomaaliya

Filed under: Wararka |

Tukaraq (Aftahannews):- Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa waxa ay soo bandhigeen Gaadiid Dagaal iyo Hubka noocyadiisa kala duwan oo ay shalay ka qabsadeen Ciidamadii Soomaaliya ee shalay weerarka gar darada ah ku soo qaaday.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Sawirada

 

ciidan1 ciidan2 ciidan3 ciidan4 ciidan5 ciidan6 ciidan7 ciidan8 ciidan2

Share Button

You must be logged in to post a comment Login