War Deg Deg Ah: Ciidamada Qaranka Somaliland oo Soo Bandhigtay Gaadiid Dagaal Iyo Hub Kala Duwan Oo Ay Ka Qabsadeen Puntland

Filed under: Wararka |

Tukaraq (Aftahannews):- Taliyaha Ciidanka Qaranka Soomaliland oo ay weheliyaan Gudomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xubno Wasiiro ah oo ku sugan Aaga jiida hore ayaa waxa ay soo bandhigeen Gaadiidka Dagaalka, Hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ka qabsadeen Ciidamadii Soomaaliya ee shalay weerarka ku soo qaaday.

 

Share Button

You must be logged in to post a comment Login