War Deg Deg Ah: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Wafti Wasiiro Ah Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool

Tukaraq (Aftahannews)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Wafto Wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waaxanay kulamo la qaateen Ciidamada Somaliland eek u sugan Deegaanka.