Hogaanka Asxaabta Siyaasada Somaliland Oo Go’aan Mid Ah Ka Qaatay Dagaalka Tukaraq, Fariin Adag U Diray Maamulka Xamar

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews):- Masuluuliyiinta ugu saraysa Asxaabta Qaranka Somaliland oo maanta si wada jir ah Shir Jaraa’id ugu qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Go’aan mid ah ka qaatay Dagaalka Tukaraq waxaanay taageero balaadhan u muujiyeen Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, Sidoo kalena waxa ay fariin adag u direen Maamulka Xamar.

 

Share Button

You must be logged in to post a comment Login