Faysal Cali Waraabe Oo Dagaalka Tukaraq Ku Eedeeyay Madaxwaynaha Soomaaliya

Hargaysa (Aftahannews):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadlay Dagaalkii gaadmaada  ahaa ee ay saaka Ciidamada Maamul goboleedka Puntland iyo Maamulka Xamar ay saaka ku soo qaadeen Ciidamada Somaliland ee Deeganka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Sidoo kale Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya ku eedeeyay in uu ka danbeeyo Dagaalkaas.