Magaalada Burco Oo Si Balaadhan Looga Dabaal Degay Xuska 18MAY Iyo Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kala Qaybgalay

Burco (Aftahannews):- Shacabwaynaha Magaalada Burco ayaa maanta isugu soo baxay xuska maalinta 18MAY ee qaranimada Somaliland waxaana xuska dadwaynaha kala qayb galay Madaxwaynaha Ku-xigeenka Somaliland iyo Masuuliyiinta Gobolka Togdheer.