Heesta Run ii Sheeg iyo Codka Macaan ee Nimco Cali Milig 2018 Hargeysa – Daawo

Filed under: Suugaanta & Dhaqanka |

Hargeysa(AFNS):- Heesta Run ii Sheeg iyo Fannaanadda Codka Macaan ee Nimco Cali Migil (Nimco-Naruuro) oo Codkeeda Baxsan ku qaadaysa, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa Qaybta Dhaqana iyo Suugaanta ee Warbaahinteenna Aftahannews.com.

Heestaas iyo Habdhaca Laxanka iyo Codka iyo Muusikada ku ladhan-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Ka Bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.

Share Button

You must be logged in to post a comment Login