Barnaamij Xiiso badan oo laga Diyaariyey Saamaynta Shidaal Wasakhaysan oo Haamaha Kaydka ee Berbera lagu Shubay – Daawo

SHIRKADAHA MAAMULA HAAMAHA KAYDKA SHIDAALKA SOMALILAND OO QIRTAY SHIDAAL CILLAD DHALIYEY 2018.png

Hargeysa(Aftahannews):- Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyey dhibaatada Shidaal wasakhaysan oo Somaliland la keenay, isla markaana lagu shubay Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka Somaliland ee magaalada Berbera oo ay Shirkado gaar loo leeyahay gacanta ku hayaan maamulkooda, kaas oo lagu qaybiyey badi kaalmaha Shidaalka ee magaalooyinka dalka, khasaare iyo dhibaatooyinna gaadhsiiyey Gaadiid kala duwan oo tiro badan, ayaannu idiin soo gudbinaynaa.

SHIRKADAHA MAAMULA HAAMAHA KAYDKA SHIDAALKA SOMALILAND OO QIRTAY SHIDAAL CILLAD DHALIYEY 2018.png

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Barnaamijkaas oo is-dultaagaya waxa dhacay iyo marxaladaha Shidaal ee Somaliland soo martay, dhibaatada hadda taagan iyo dhinacyada kala duwan ee ka hadlay, ayuu diyaariyey Weriye Maxamed Cali Xaashi oo ka tirsan Suxufiyiinta ka hawlgala Telefeshinka Somnews xaruntiisa magaalada Hargeysa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.