Boqor Cismaan Buurmadow Oo Maanta Xabsiga Laga Sii Daayay

Hargaysa (Aftahannews):- Boqor Cismaan Buurmadow oo ay hore Xukumada Somaliland Xabsiga ugu taxaabtay ayaa maanta Xabsiga laga sii daayay kadib markii ay damiinteen Odayaal ka soo jeeda Deegaankiisu.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka