“Dawladaha Soomaaliya Ciro Ayay Taageerayeen Xiligii Doorashada”..Ex, Wasiir Maxamuud Xaashi

Hargeysa (Aftahannews):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi isla markaana iminka ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu ka jawaabey eedeymo uu dhawaan Gudoomiye Ciro u jeediyey Madaxweyinaha Somaliland Muuse Biixi iyo Madaxweynihii hore Axmed Siilanyo.

 

Sidoo kale Maxamuud Xaashi ayaa waxaa uu cadeeyey in xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay dhawaan golayaasha baarlamaanka Somaliland ay hor keeni doonto heshiiska dabta ah ee Dekada Berbera , maadama saamihiii ay hore u ansixiyeen wax iska bedeleen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka